Boqorka Isaaq
September 20, 2024
Boqorka Isaaq
Boqorka Isaaq, waa Boqor Maxamuud Xuseen Faarax Maxamed (Sallin).
Boqor Maxamuud Xuseen Faarax Maxamed (Sallin), waa Aadan-madoobe.
Aadan-madoobe, waa Boqortooyadii Isaaq, ee Toljecle (Habar Toljecle).
Boqortooyadii Toljecle Isaaq, waa Boqortooyadii Isaaq, ee Geeska Afrikada Bari u talin jirtey, ee min Berbera (Sumeriland) ilaa Bahir Dar (Itoobiya) iyo min Jabuuti (Jabuuti) ilaa Gaarisa (Kiiniya), wada xukumi jirtey; ee xataa ilaa dalka Yaman isku fidisey, ee maamuli jirtey.
Boqor Maxamuud Xuseen Faarax Maxamed (Sallin), waa Boqor ku abtirsada Boqortooyadii Isaaq, ee Toljecle (Habar Toljecle), ee Aadan-madoobe, oo waa:
Boqor Maxamuud > Xuseen > Faarax > Maxamed (Sallin) > Faatax > Iidle > Aadan > Cadille > Ugaadh > Aadan-Madoobe.
Aadan-madoobe, waa curadkii Maxamed Abokor, oo waa Boqortooyadii Isaaq, ee Toljecle (Habar Toljecle).
Tixgalin mudnaan badan leh.
Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com
|
|