Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

MShDahir Cali Aadan

April 15, 2022
Beesha Cali Aadan, Majeerteen ma ahan. Laakiin waa Aadan-madoobe, oo waa Habar Jecle, oo waa Isaaq, oo waa Dir.

Cali Aadan waxa uu u kala qolo-qoleysan yahay:

1- Cali AadanMajeerteenHartiDaarood
2- Cali Aadan (Reer Yuusuf) – Toljecle (Habar Jecle)Isaaq

Beesha Cali Aadan, oo haddeertan Majeerteen ahi, waa qeybihii Aadan-madoobe, ee dagaalladii sokeeye, ee qarniyadii 18aad iyo 19aad, dhinacaas Koonfureed u qaxey, ee gobolladaas Koonfureed ku kala baahey, ee ku tarmey, ee ku tafiirmey; oo ilaa haddeertan Majeerteen buu ku dhex milan yahay.

Haddeer iyo haatan, inkasta oo Aadan-madoobe uu muddo dheer sii kala maqan yahay, oo dagaalladii sokeeye, ee qarniyadii 18aad iyo 19aad kala qaxiyey ka dib, aanu dib isku soo wada haybsanin, oo sidii u kala tafaraaruqsan yahay, oo sidii u kala qolo-qoleysan yahay, haddana goor ay ahaataba, goor uun buu wada midoobi doonaa – bi idni Allaah.

Alla ha u naxariista'e, Salaan Carabey ayaa yidhi:
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
Duunyadatan kama liidataan, daaqi geedaha'e
Iyaba waa isdoontaan hadday, kala dibboodaane
Kolay deeradiyo cawsha tahay, doqoni waa liide
Nimanyahow tolnimo waa dugsiye, dunida jeedaasha.


Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com

 

 

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |