Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Boqor Burhaan

layn

Suldaan Cabdillaahi

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

Dr. Maxamed Cabdi Gabboose Dr. Maxamed Cabdi Gabboose

June 12, 2022

Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, waa Damal Muuse.
Damal Muuse waa: Surre.

Damal Muuse iyo Cabbaas Muuse, waa walaalo, oo waa Surre, oo waa Aadan-madoobe, oo waa Habar Jecle, oo waa Isaaq, oo waa Dir.

Damal Muuse iyo Cabbaas Muuse, waa Surre, oo waa Kheyre Xasan Ugaadh Aadan-madoobe.

Damal Muuse waa qeybihii Aadan-madoobe, ee dagaalladii sokeeye, ee qarniyadii 18aad iyo 19aad, dhinacaas Koonfureed u qaxey, ee gobolladaas Koonfureed ku kala baahey, ee ku tarmey, ee ku tafiirmey.

Sidaas darteed, Damal Muuse iyo Cabbaas Muuse, waa inay is soo haybsadaan, oo wada xidhiidhaan, oo degdeg u wada midoobaan - bi idni Allaah.

Beesha Aadan-madoobe, ee Habar Jecle

- Toljecle (Cabdille + Xasan + Ibraahim) Ugaadh Aadan
- Badeed Maxamed – Cabdille Ugaadh Aadan
- Colow Maxamed  - Cabdille Ugaadh Aadan
- Faatax Iidle - Cabdille Ugaadh Aadan
- Wacays Iidle - Cabdille Ugaadh Aadan
- Muxumed (Fiqi Muxumed + Muxumed) - Cabdille Ugaadh Aadan
- Cali Aadan (Majeerteen) - Cabdille Ugaadh Aadan
- Sanbuur – Ibraahim Ugaadh Aadan
- Warday Cali (Sanbuur) - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Biyo-maal - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Gaadsan - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Reer Aw Siciid (Gaadsan) - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Awr-maal (Cowrmale) - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Surre – Xasan Ugaadh Aadan
- Damal Muuse (Surre) - Xasan Ugaadh Aadan
- Reer Aw Xasan (Surre) - Xasan Ugaadh Aadan
- Garre (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Gurre (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Raxan-weyn (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Oromo (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Jaarso (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Gurgure (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Sheekhaash (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Sheekhaal (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Akisho (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Bursuug (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe

Alla ha u naxariista'e, Salaan Carabey ayaa yidhi:
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
Duunyadatan kama liidataan, daaqi geedaha'e
Iyaba waa isdoontaan hadday, kala dibboodaane
Kolay deeradiyo cawsha tahay, doqoni waa liide
Nimanyahow tolnimo waa dugsiye, dunida jeedaasha.


Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com

 

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |