Dirka Koonfureed
June 16, 2022
Dirka Koonfureed waa Habar Jecle Koonfureed, oo waa Aadan-madoobe Koonfureed; oo mahaddana Allaa iska leh.
Dirka Koonfureed, waxa ay u sii kala baxaan:
1- Cabdille Ugaadh Aadan-madoobe
2- Xasan Ugaadh Aadan-madoobe
3- Ibraahim Ugaadh Aadan-madoobe
B) Cabdille Ugaadh Aadan-madoobe, waxa ah:
1- Fiqi Muxumed (Muxumed Aadan Cabdille Ugaadh Aadan)
2- Cali Aadan (Cali Aadan Cabdille Ugaadh Aadan-madoobe)
T) Xasan Ugaadh Aadan-madoobe, waxa ah:
1- Surre (Kheyre Xasan Ugaadh Aadan-madoobe)
2- Damal Muuse (Surre) – Kheyre Xasan Ugaadh Aadan
3- Reer Aw Xasan (Surre) – Kheyre Xasan Ugaadh Aadan
J) Ibraahim Ugaadh Aadan-madoobe, waxa ah:
1- Biyo-maal (Siciid Ibraahim Ugaadh Aadan-madoobe)
2- Gaadsan (Siciid Ibraahim Ugaadh Aadan-madoobe)
3- Reer Aw Siciid (Gaadsan) – Siciid Ibraahim Ugaadh Aadan
4- Warday Cali (Sanbuur) – Cali Cabdille Ibraahim Ugaadh
5- Awrmaal (Cowrmale) – Aadan Ibraahim Ugaadh Aadan
Sidaas darteed, Dirka Koonfureed waa beelahaas kor ku xusan, oo dhammaantood waa Habar Jecle Koonfureed, oo dhammaantood waa Aadan-madoobe Koonfureed; oo mahaddana Allaa iska leh.
Alla ha u naxariista'e, Salaan Carabey ayaa yidhi:
Duunyadatan kama liidataan, daaqi geedaha'e
Iyaba waa isdoontaan hadday, kala dibboodaane
Kolay deeradiyo cawsha tahay, doqoni waa liide
Nimanyahow tolnimo waa dugsiye, dunida jeedaasha.
Tix-galin mudnaan badan leh.
Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com
Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe
|