Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Boqor Burhaan

layn

Suldaan Cabdillaahi

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

MSDahir Majeerteen (Migiurtin)

April 14, 2024

Afeef:

Qabiilku, waa is aqoonsi, oo kali ah.

Magacan Majeerteen (Migiurtin), ama Majeerteniya (Migiurtinia), waa magac uu Talyaanigu uu gobolkan ula baxey, oo geedka (Migiurtinus), oo gobolku ku caan noqdey, ayuu Talyaanigu ugu magac-darey.

Sidaas darteed, waa hubaal, oo taariikh kale, oo magacan Majeerteen uu leeyahay’i, waa hubaal, oo soo heli meysaan.
Majeerteen, waa Carab haddii aad maqashaan, waa hubaal, oo Isaaq waa Carab, ayaa laga soo dheegtey, oo waa Binu-Haashim, oo la Jabartiyeeyey.

Beeshan Majeerteen, haddaba, waa ayo?

Beeshan Majeerteen, waa Toljecle Isaaq (Habar Jecle), oo waa Isaaq, oo isir ahaan, asal ahaan, abtirsiin ahaan iyo taariikh ahaan, ayuu ku yahay.
Qofkii taariikhdaas iyo abtirsiintaas burinayow; ”Haat burhaanak!”

F.G.

(Migiurtinus), waa geed, oo asalkiisii hore, ayaa Waqooyi Bari Somaliya laga heley; oo deegaannada qallalan, ee cadceeddu ay ku badan tahay, ayuu baxaa. Waa na geed, sharraxaadda, ama qurxinta (diikoor)ka guryaha loo isticmaalo.

Teeda kale, waddo ka mid ah waddooyinka magaalada Rooma, ee Talyaaniga, ayaa iyadana (Via Migiurtinia) la yidhaahdaa; oo waa magac asal ahaan Talyaanigu iska leeyahay. Tixgalin mudnaan badan leh.


Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com

 

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |