November 12, 2021
Reer Aw Xasan waa: Xasan Ugaadh Aadan Maxamed Abokor (Aadan-madoobe). Reer Aw Xasan waa: Aadan-madoobe, oo waa Habar Jecle, oo waa Isaaq, oo waa Dir.
July 21, 2020
Awr-male (Awr-maal), oo Ibraahim Ugaadh Aadan-madoobe ah, oo Habar Jecle ah, oo Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya iyo Waqooyi Bari Kiiniya ku kala baahsan, oo ku kala sugan, ayaa Warsangali
January 27, 2019
Magaca Habar Xabuusheed, waa magac asal ahaan xeeladeysan, oo waa magac tabnaan ku baxey; oo waa magaca beeshu, ay aad iyo aad u eeddey.
April 21, 2018 Beel weynta Aadan-madoobe, sidii dagaalkii sokeeye ee qarnigii 19aad uu u kala qaxiyey, dib is ku ma aanay haybsanin, oo dib isku ma aanay raadsanin. Badankeedu’na
February 8, 2018
Reerkan badhkood inay sidii Reer Asxaabul Kahaf, ay muddo dheer hurdeen waxa aad ku garaneysaa, taariikhdoodii hore aya’aanay wada aqoonin.
February 7, 2015 Sida taariikhdu, qoraal ahaan, ama ab-ka-ab ahaan, ama af-ku-af ahaan ay inagu soo gaadhey, waxa qarnigii 19aad beesha Aadan-madoobe ku habsadey, duruufo dagaal sokeeye, oo beelahii ay walaalada ahaayeen ee Habar Toljecle, ay kala kulantey. Waxa la sheegey
December 21, 2014 Taariikhdu marka aanay qorneyn, ee ay tahay mid afka la isku soo gaadhsiiyey, oo lagu soo kala dhaxley, waxa hubaal ah, in aanay saxar la’aanaynin. Waxa kale oo aan la dafiri kareynin, inay qalloocin, ama wax ku darid, ama wax ka tuurid
October 10, 2013
Beesha Ugaadh Aadan Maxamed (Aadan-madoobe), inteedii dagaalkii sukeeye ee qarnigii 19aad iyadu galbeed u soo haajirtey, ayaa sida la wada ogyahay, ee taariikhdu ay
September 19, 2013
Toljecle-ha maantu waxa ay magacan Toljecle la wadaagi'jireen, beeshooda Habar Jecle oo intii aanu magacan Habar Jecle soo ifbaxin, ayaa
December 25, 2012
Waxa aan ilaa haddeer ka soo sheekeyney, inay beeshu ay saddexda magac ee kala ah Habar Jecle, Toljecle iyo Habar Toljecle, inay iyadu iska wada leedahay
December 23, 2012
Beeshan haddeer Habar Jecle ah, waxa la odhanjirey Habar Toljecle ama Toljecle, oo sidaas aya'ay ku wada mideysneyd, oo isku deegaan u wada ahayd, oo isku taariikh